new technology

  • Home
  • the flowers
  • muxaadirooyin
  • africa geography
  • history of somalia
  • somaliland presidential election 2003
  • animal pictures
  • 24 Hours in the Life of a Muslim
  • all africa flags
  • maahmaaho somaliya
  • Silsiladda Taariikhda Islaamka
  • gabayada
  • guurkii-dhexmaray-jinka-iyo-insiga
  • suaalo iyo jawaabo diini ah
  • maansooyin
  • photos
  • new histories
  • sheekooyin
  • qiso dhab ah
  • learn english grammar in 10 days
  • islamic-and-somali-links
  • social photos
  • tahriibta
  • xajka
  • salaadda
  • islamic topics
  • the holly month of ramadan
  • TYPES OF SADAQAH
 
3388.gifilove you 3398.gif3406.gif3412.gif3415.gif3344.gifiloveyou77.gif66.gif77.gifheart10.gifheart17.gifheart18.gifheart2.gifheart20.gifheart22.gifheart3.gifheart48.gifheart49.giflove1.giflove1.giflove10.gif
 
 
                                 waayaha adduunyada waa yaha aduunyadawax ku qaadan meeysideeruux walaal ku moodaahaddii uu ku weheshadoood wacad ka diidaa waran kaad ku tuurtaakugu weecan dooneejaceyl kuma wareeysteewaygu waa bariisteehalbowlahu  ma wada dhiigwadkeeygii   ha noqonineehadddaad adiga wacan tahayani weey iraacdeesidaan waalanahay baalaygu wiirsadaayeewagar ii la taliyaawaanadiisa diideeadigaa iwiiqeeweerar  laguma waaree  

naxariis jaceyl                      jeegaan sidaad tahay jeehaaga nuurka leh  nuuxii jaleecaa jirico ma waayee  ana adi unn baa qalbiga iyo maanka kugu hayaa
Intaad dunida nooshiyo
Dalluunka iyo iilkii
Haddii laguugu duugana
Dacalkaan ku haaystaa.
Danna  waan ismoodoo
Da,day adiga oo nool
Midkale lama dagaayee
Dadnimada  aqoonsoo
jaceylkaan ladiideyn
Waa intuu ku daree
Ma ii diirnaxeeysaa
(KULUC)
Inan yahey  diraac iyo
Dirir hooray kalawacan
Adoo doog arkaayana
Lama dego abaaree
Nin dantiiba daayacay
Kan kale dugsanayaa
Ana igala doqonsanee.
Dadnimada aqoonsoo
Sidii   dumar xishoodoo
Hadalkii ladadi jiray
Haygu oran dib dabadeed
(MAGOOL)
Inan yahoow dushadaa
Laygu daadshay malaboo
Horaan kuugu daloo
Kuma deyn karaayee
Danna waan ismoodoo
Inaan  kugu dulmeeroo
Ku dib jiro agtaada
Dadnimada aqoonsoo
Jaceylkaan ladiideyn
Waa intuu ku daree
Ma ii diirnaxeeysaa
(KULUC)
Inan yahay dushaadaa
La ii mariyay dacaroo
Dirqi guurka mahee
Dooqaan ku raacine
Raga laguma diidee
Ruxii aan ku dooneyn
Waa laga dambeeyaaa
Dadnimada aqoonsoo
Sidii dumar xishoodoo
Hadalkii ladadi jiray
Haygu oran dib dabadeed
Gallery
     I Love You    allah he is the one



                     

          

                  

  interviewgod-bird.gif (14140 bytes)             interviewgod-bird.gif (14140 bytes)

*         *

I Love You    allah he is the one

 

     

 

        

   

     *   

 {mohamed}

                  

 

                                                

            

 

 

 

 

 

 

waan kaa daranahay
haa
culeys kuma dhaqaaqdomana carartocagta socodka kuma dheregtowey ciribsataaceeb maleh yartaniyooquraankaa cadeeyooceynkeeda oo kalenala cadaabi maayeewaa curad ninkii dhalaymahad looga celiyaawaa curad ninkii dhalaylaga siiyo cuudoocidiyaha farahacududaha gacmahaillaa ciribta hoosiyotinta caaradeedana cad xun ku arki meeysideecasarkii cadceedoogodka ciribta gelisooka sokeeyo caadoofalaar wada casaan  ahku cadeeysaybaalaa

 

ha ka cararin caashaqa
Myspace Graphics, MySpace Glitter Graphics, MySpace Glitters, MySpace Goodies, Myspace Codes at www.MyGlitterSpace.com











 
<

DIY Free Web Design with
DIY Free Web Design with SynthaSite Design by TLG